Get Adobe Flash player

Booqadayasha bogaan!



Sheikh Abd Al Baset

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Email: altacliimonline@hotmail.com

Videos

welcome to altacliimonline

welcome to altacliimonline.com Quran Academy to teach the students of any age, any country and anywhere in the world. We welcome the parents who are woried about Islamic education of their children especially from western countries to come and equip their children with the divine knowledge. Continue reading

Machadka Altacliim Online

Machadka Altacliim Online waa Shabakad aad ka baran karto cilmiga diinta adiga oo jooga gurigaaga xafiiskaga, waxna ka dhigan kara caruur iyo waayeelba. Machadkan Altacliim Online waa machad ka howl gala guud ahaanba Caalamka oo dhan meel kasta oo ay joogaan ama ku nool yihiin Soomaalida Continue reading

Fadliga Quraanka Kariimka

Quraanku waa hadalkii illaahay ee uu ku soo dajiyaay nabigiisii muxamed (NNKH) isagoo usoo mariyay malaku jibriil quraanka wuxuu leeyahay fadli badan barashadiisa, baridiisa & akhriskiisa sidaasi darteed qof kasta oo inaga mid ah waan in uu dhaqan iyo caado kadhigto qur’aanka faa’iidada Continue reading

Fadlan ilaali shuruudahaan.

Fadlan waa inaad ilaalisaan waqtiga xiisadaha  Hadii ay hawli kula soo daristo ama ay waxkale kugu yimaadaan lasoo socodsii maamulka Waa in arday kastaa yar iyo weynba uusoo xafida casharadiisa Waaa in waalidku uu agjoogaa ardayga inta casharada la dhigayo hadii aanu jirin wax cudurdaara Continue reading

Bishaaro bishaaro

Waxaa loogu bishaareynayaa bulsho weynta soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan iyo daafaha caalamka inuu udiyaariyay machadka Altacliim Online duruus casriyeeysan oo laguugu dhigi doono online Continue reading

TEL Viber: & imo +252617713187




Hadaadan horey ugu shuban Skype Computerkaada hoos ka degso:
Windows Users:Halkaan riix
Mac Users: Halkaan riix
Linux Users: Halkaan riix

Qalabka loo adeegsanayo Waxbarashada

Computer

Headphone

Web Camera

Email: altacliimonline@hotmail.com



Videos

Email: altacliimonline@hotmail.com